Advertisements

Madaxweye Xasan Sheikh oo ku sheegay in dhawaan la qaban doono shirweyne lagu magacaabo Tallo Qaran.

Shirkii Madasha Qaranka.jpg2Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh ayaa ku dhawaaqay in dhawaan la qaban doono shirweyne lagu magacaabo Tallo Qaran, kaasoo sidda uu hadalka u dhigay lagu soo ururin doono tallooyinka dadka SoomaaliyeedĀ  ee ku kala sugan dalka iyo intaba intaba. Continue reading

Advertisements

Ergeyga Midowga Africa ee Soomaaliya oo sheegay inaysan Al-shabaab marnaba carqaladeyn karin doorashooyinka ka socda Soomaaliya.

Wakiilka AUErgeyga Midowga Africa ee Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, ayaa sheegay inaysan Al-shabaab marnaba carqaladeyn karin doorashooyinka ka soconaya qeybo ka mid ah dalka. Continue reading

%d bloggers like this: