Advertisements

Dowladda Kenya oo meel fagaare ku gubtay hub noocyadiisa kala duwan.

hub-la-gubay-jpg2Dowladda Kenya ayaa maanta meel fagaare ah oo ku taal duleedka magaalada Nairobi ku gubtay hub badan oo tiro ahaan lagu sheegay 5,250, isuguna jiray qoryo iyo bastoolado kuwaas oo intooda badan kaga yimid dhanka dalka ay jaarka yihiin ee Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Xukuumadda Kenya oo maanta shaacisay inay dib u dhigtay Qorshihii ay ku xiraysay Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab.

Qaxooti.jpg4Xukuumadda Kenya, ayaa maanta sheegtay nay dib u dhigtay Qorshihii ay ku xiraysay Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab oo kumannaan Qoxooti Soomaaliyeed ah ay ku nool yihiin. Continue reading

%d bloggers like this: