Advertisements

Magaalada Zürich ee dalkan Switzerland oo Xalay Axadda ahayd Marti u ahaa Taariikhyahan iyo qoraa sare oo caan ah.

20161112_183237Waxaa dalkan Switzerland Socdaal gaaban ku yimid  Taariikhyahan iyo qoraa sare oo caan ka ah Waddanka Soomaaliya Mudane Axmed Cali Faarax ( Idaajaa).

Mudane Axmed Cali Faarax ( Idaajaa), waxaa magaalada Zürich ee Kanton Zürich ku marti geliyey ama ku casumay Mudane  Cabdalla Saciid iyo Abuukar oo ka mid ah Shaqsiyaad daacad oo ku sifoobay Wadaniyiin oo Soomaalida ku nool Kanton Zürich u horseeda Wanaagga iyo Kheyrka. Continue reading

Advertisements

Xoghayaha guud ee Ururka Isbaheysiga NATO oo Donald Trump u sheegay in kelinimo aanay dan u ahayn Yurub iyo Maraykanka toona.

natoXoghayaha guud ee Ururka Isbaheysiga NATO Jens Stoltenberg, ayaa u digay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, waxaanu u sheegay in “kelinimo” aanay dan u ahaynYurub iyo Maraykanka toona. Continue reading

Hillary Clinton oo guuldaradii ka soo gaartay dorashada ku eedeysay, Agaasimaha FBI-da James Comey.

hillary-clintonHillary Clinton oo ahayh   Musharixii xisbiga Dumuquraadiga ee looga adkaaday doorashadii dhawaan ka dhacday dalka Mareykanka ayaa ku eedeysay guuldaradii ka soo gaartay dorashada,  Agaasimaha FBI-da James Comey, oo shaaciyay maalmo uun ka hor waqtiga doorashada in baaritaan lagu sameynayo Email-dii ay isticmaashay watigii ay aheyd  xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka. Continue reading

%d bloggers like this: