Advertisements

Waa runtiis Ra’iisul Wasaare, Cumar C/rashiid in nidaamka Federaaliismaha ee Somalia ay qaadatay uu sababi doona colaado joogta ah…….

heshiiska-gaakacayo-jpg1Ra’iisul Wasaare, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ka sheegay magaalada Gaalkacyo, haddii habka Federaaliisim-ka ee Somalia ay qaadatay uu sababayo colaado, inay tahay inay dib u eegaan. Sharma’a’rke oo ka hadlayay shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen madaxda Maamullada Galmudug iyo Puntland. Continue reading

Advertisements
%d bloggers like this: