Advertisements

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in Duqeyntii diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen Gaalkacyo ay ku dhinteen ciidamo ka tirsan Maamul-goboleedka Galmudug.

pentagonWarbixin aanay weli baahin Dowladda Mareykanka oo ay soo xiganayeen Warbahinta Mareykanka Qaarkood, ayaa lagu sheegay in Duqeyntii diyaaradaha Mareykanka ay bishii September ka fuliyeen duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug aysan ahayn mid lagu beegsaday Xoogag Al-shabaab ka tirsan, iyagoo xusay inay ahaayeen ciidammo ka tirsan Maamul-goboleedka Galmudug. Continue reading

Advertisements
%d bloggers like this: