Advertisements

Madaxda Kanton Zürich oo Jaaliyadda Soomaaliyeed Kanton Zürich ee Switzerland ku Ammaantay Wax-qabad Muuqda.

img-20161110-wa0087Waxaa magaalada Zürich ee dalka Switzerland habeenkii Khamiista ahayd lagu qabtay  Kulan ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin Sar-sare ee ka tirsan Maamulka Kanton Zürich iyo Ururrada, Jaaliyadaha dadka soo gelootiga ah  ee  ku dhaqan magaalada Zürich iyo guud ahaan Kanton Zürich. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Burundi.

somalia-iyo-brundiMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Xirriika Caalamiga ah ee Burundi, Alain Aime NYAMITWE oo Saakay soo gaaray Muqdisho. Continue reading

Golaha ammaanka ee QM oo ku baaqay in dawlada Soomaaliya laga kaashado sidii loola dagaalami lahaa burcad badeeda.

united-nations4Golaha ammaanka ee QM ayaa ku baaqay in dawlada Soomaaliya laga kaashado sidii loola dagaalami lahaa burcad badeeda. Continue reading

%d bloggers like this: