Advertisements

Ogeysiis iyo Wargelin ku socota Soomaalida deggan magaalada Bern iyo Biel: Casuumaad Kulan Warbixineed muhim ah.

phs3

Walaalayaal waxaan idunku Wargelineynaa in Magaalada Bern iyo Biel lagu qaban doono Kulan Warbixineed oo Mowduucyadiisa ku saabsan yahay:

Tarbiyada Caruurta, Waxbarashadooda iyo Qorsheynta Qoyska. Continue reading

Advertisements

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha Cusub ee Waddanka Mareykanka.

W. Arrimaha Dibadda.jpg9Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha la doortay ee Waddanka Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynihii 45-aad ee Mareykanka. Continue reading

Donald Trump oo loo doortay inuu noqdo Madaxweyne cusub ee dalka Mareykanka.

trump-jpg5Donald Trump ayaa loo doortay inuu Madaxweyne cusub ka noqdo Mareykanka, kaddib guul lama filaan ah uu ka gaaray doorashadii dalkaas ka dhacday ee lagu soo xulanayay Madaxweynaha cusub. Continue reading

%d bloggers like this: