Advertisements

Guddiga Qaramada Midoobey ee arrimaha Soomaaliya iyo Eritrea oo soo saaray warbixin looga hadlaya arimo badan oo khuseeya Somalia.

united-nations-html1Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan kormeerka cunaqabateynta ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin u saaray dhamaadkii bishii hore looga hadlay arimo badan oo khuseeya Somalia oo ay ku jiraan dib-udhacyada doorashooyinka, argagaxisada ,musuq-maasuqa  amni darradda ,hubka iyo waliba dhuxusha. Continue reading

Advertisements
%d bloggers like this: