Advertisements

Wargelin: Habeenkii Martida Kanton Zürich.

idaajaa-tif1Maalinta Sabtida ee todobadka soo socda oo ay Taariichduna ku beegan tahay  12.11.2016, waxaa magalada Zürich ee dalka Switzerland marti u ah Mudane Axmed Faarax (Idaajaa) oo Soomaalida badankeeda  si fiican uga yaqaanaan inuu yahay qof si aad ah isugu xilqaamaainuu Uruuriyo  guud ahaan Taariikhda Soomaalida, gaar ahaan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Hoos ka Eeg halka lagu qaban doono kulankaas ama la xiriir Telka hoos ku qoran:

idaajaa-tif1Sidaas darteed waxaa Soomaalida ku dhaqan dalkan Switzerland lagu wargelinayaa inay ka faa’ideystaan waaya-aragnimada uu u leeyahay Mudane IDAAJAA Taariikda iyo Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

SomaliSwiss     Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: