Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo beeniyay in Dowladda Federaalka Somalia ay dabada ka riixayso Dagaalka Gaalkacyo.

Shirkii Madasha Qaranka.jpg2Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Somalia ay dabada ka riixayso Dagaalka Gaalkacyo, kaddib markii Puntland ay ku eedeysay in Dowladda Federaalka ay Qayb ka tahay Dagaalka, Gacanna ay siinayso Maamulka Galmudug. Continue reading

Advertisements

Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka Nabad ilaalinta Soomaaliya oo isaga baxi doonaan Soomaaliya Sabab……?

pierre_nkurunzizaCiidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer. Continue reading

Wargelin: Habeenkii Martida Kanton Zürich.

idaajaa-tif1Maalinta Sabtida ee todobadka soo socda oo ay Taariichduna ku beegan tahay  12.11.2016, waxaa magalada Zürich ee dalka Switzerland marti u ah Mudane Axmed Faarax (Idaajaa) oo Soomaalida badankeeda  si fiican uga yaqaanaan inuu yahay qof si aad ah isugu xilqaamaainuu Uruuriyo  guud ahaan Taariikhda Soomaalida, gaar ahaan Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed.

Hoos ka Eeg halka lagu qaban doono kulankaas ama la xiriir Telka hoos ku qoran:

Continue reading

%d bloggers like this: