Advertisements

Wakiilka QM ee Arrimaha Somalia oo ayaa soo dhaweeyay heshiiska lagu joojinayo Colaadda Magaalada Gaalkacyo….

WMichael Keatingakiilka QM ee Arrimaha Somalia Danjire Michael Keating, ayaa soo dhaweeyay heshiiska lagu joojinayo Colaadda Magaalada Gaalkacyo ee ay Magaalada Abu-Dhabi ku kala Saxiixdeen; Madaxweynayaasha Puntland, C/weli Gaas iyo Galmudug, C/kariin Xuseen Guleed kala saxiixdeen. Continue reading

Advertisements

Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo soo saaray Maanta Amarro cusub oo ku aadan ammaanka Muqdisho.

Taliyaha B.BanaadirTaliska Booliska Gobolka Banaadir, ayaa soo saaray Maanta Amarro cusub oo ku aadan ammaanka Muqdisho, iyadoo si wadajir ah ay dhawaan Ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka uga billaabi doonaan Hawl-gallo la Xiriira sugida Amniga Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: