Advertisements

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub.

somalia-iyo-euMadaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Danjire Verinoque Lorenzo oo Midowga Yurub u soo magcaabay safiirkooda Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali oo rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka doorasho ee dalka.

CCC.jpg8Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka doorasho ee dalka. Continue reading

Hay’ada u dooda xuquuqul Aadamiga oo sheegtay in Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ay jir-dileen muhaajiriinta galay dalkooda.

amnestyHay’ada u dooda xuquuqul Aadamiga ee Amnesty International, ayaa sheegtay in Ciidamada Booliiska dalka Talyaaniga ay jir-dil u geystaan muhaajiriinta Tahriibka ku gala dalkooda, isla markaana koronto ay ku qabteen tiro badan oo tahriibayaal ah. Continue reading

%d bloggers like this: