Advertisements

Kulankii Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maanta lasoo gaba-gabeeyey.

Imaaraadka iyo Somalia.jpgKulankii Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uga socday Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo maanta oo Talaado ah. Continue reading

Advertisements

Xog-hayaha guud ee ururka iskaashiga islaamka oo iska casilay xilkii uu ka hayay ururkaas sababo la xiriira xaalad caafimaad.

ururka-islaamka-png1Xog-hayihii  guud ee ururka iskaashiga islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay ururka sababo la xiriira xaaladiisa caafimaad. Continue reading

Dowladaha Kenya iyo Sudan oo maanta kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah.

sudaan-iyo-kenyaDowladaha Kenya iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah oo ku aaddan sare u qaadida howlaha la xiriira wax soo saarka shidaalka iyo macdanta.
Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam oo xil ka qaadis ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsanaa xukuumadiisa.

pm-hailemariam-desalegnRa’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsanaa xukuumadiisa dhinaca kalana siyaasad ahaan aad ugu dhawaa. Continue reading

%d bloggers like this: