Advertisements

Magaalada Caasimada ee Muqdisho oo maanta ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka hoose gobollada W/qooyi iyo beellaha Banaadiriga.

muqdisho-jpg1Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay labadii xildhibaan ee ugu horeeyay ee ku soo baxa doorasho ka dhacday caasimada Muqdisho, ayaa waxaa muuqata in uu soo dhameystirmay kooram ay ku fariisan karaan xildhibaannada cusub. Continue reading

Advertisements

Magaalada Muqdisho oo Xalay lagu qabtay Shir looga hadlayey amniga xarumaha doorashooyinka kala duwan ka dhici doonaan.

amniga-jpg1Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay lagu qabtay shir looga hadlayay ammaanka caasimada iyo sidii loo sugi laahaa amniga goobaha ay dhawaan ka dhacayaan doorashooyinka xubnaha Aqalka hoose, aqalka Sare, Guddoonka Barlamaanka Cusub iyo Madaxweynaha Cusub ee Dalka uu yeelanayo. Continue reading

Madaxweynaha Dalka Talyaaniga oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono dalka Dalka Soomaaliya.

somalia-iyo-italiaMadaxweynaha waddanka Talyaaniga, Sergio Mattarella ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono dalkaas, oo dhawaan dowladda federaalka ay magacowday. Continue reading

Maamulka Baarlamaanka oo Shaaciyay Waqtiga ay Xildhibaanada Cusub billaabi doonaan Shaqadooda.

cabdikariin-xaaji-cabdi-buuxXoghayaha Guud ee Golaha shacabka, Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux) oo Maanta la hadlayay Warbaahinta ayaa shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub Federaalka Somalia ee la soo doortay, isagoo sheegay in looga baahan yahay inay tagaan Xafiiska Guddiga doorashada Dadban ee 2016-ka. Continue reading

Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaal oo war ka soo saaray waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha.

Guddiga Doorashada.jpg1Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaal ayaa war ka soo saaray waqtiga la qabanayo doorashada madaxweynaha, kaddib shir jaraa’id oo ay galabta ku qabteen magaalada Muqdisho. Continue reading

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Somalia oo maanta shir-guddoomiyay shir wadatashi ah oo u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Maamul-goboleedyada Dalka.

raiisul-wasaare-ku-xigeenka-jpg1Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Somalia, Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta shir-guddoomiyay shir wadatashi ah oo u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-goboleedyada Dalka, kaas oo ku Saabsanaa Qorshaha Horumarinta Qaranka. Continue reading

Ciidammo hubeysan oo maanta weerar ku soo qaaday Xarunta Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho.

jaamacadda-simadCiidammo hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ciidamada Dowladda Somalia ayaa maanta Gudaha u galay Xarunta Jaamacadda SIMAD oo ku Taalla Waddada Warshadaha ee Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: