Advertisements

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo amartay in ilbaabaha loo laabo safaarada Soomaaliya ee dalka Yemen.

Astaanta SomaliaDowladda Soomaaliya ayaa amartay in muddo bil guddaheed ah lagu xirro safaarada Soomaaliya ee magaalada Sanca, sidda uu warbaahinta u sheegay qunsulka safaarada Cismaan Axmed Max’ed. Continue reading

Advertisements

Wasiirka Amniga Federaalka ee Soomaaliya, oo Shaaciyay in la Qabtay Shaqsiyaad si sharci darro ah uga dhoofi lahaa garoomada diyaaradaha dalka Somalia.

w-amnigaWasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa Maanta Shaaciyay in la Qabtay Shabakado si aan sharci ahayn uga dhoofi lahaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kwa maamullada dalka. Continue reading

Dowladda Kenya oo sheegtay in ciidammadeeda jooga Jubbada hoose ay dilleen 140 dagaalyahan oo Al-shabaab ah.

Kenyan military personnel march to Camp Great White to participate in the opening ceremony for exercise Natural Fire 2006 conducted at Nginyang Village, Kenya, Aug. 7, 2006. The exercise, the largest held between East African Community nations and the United States, consists of military-to-military training as well as medical, veterinary, and engineering civic affairs programs conducted in rural areas throughout the region. (U.S. Air Force photo by Staff Sgt. Nic Raven) (Released)Dowladda Kenya ayaa sheegay in ciidammadooda jooga Jubbada hoose dilleen 140 dagaalyahan oo ka tirsanaa xoogagga Al-shabaab kaddib dagaal ka dhacay Jubbada hoose.

Continue reading

itoobiya-banaanbax-jpg1Xoogagga Amniga Itoobiya ayaa xabsiga kasii daayay illaa 2,000 oo qof oo Todobaadyadii la soo dhaafay la xiray, sida ay baahisay Warbaahinta Fana oo xiriir la leh Xukuumadda Itoobiya. Continue reading

Beesha Caalamka oo ka walaacsan hannaanka iyo Musuq-maasuqa ka dhex-jira nidaamka Doorashooyinka Somalia ee 2016-ka

Beesha CaalamkaWar-murtiyeed ay si Wadajir ah u soo┬ásaartay Beesha Caalamka, sida; Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, Ururka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Itoobiya, Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa lagu sheegeen inay ka walaacsan tahay beesha calaamka ‘eedeymaha sii socda ee la xiriira Musuq-maasuqa ka dhex-jira nidaamka doorashada ee Somalia. Continue reading

Dowladda Soomaaliya oo s kulul u cambaareysay gantaaladii ay xuutiyiinta Yemen ku tuureen magaalada barakeysan ee Makka Almukarrama.

xuutiyiinDowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si kulul u cambaareysay weerar gantaal loo adeegsaday oo habeenimadii Jimcaha ina dhaafay ay ku tuureen magaalada barakeysan ee Makka xuutiyiinta Yaman. Continue reading

Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa ansixiyay qarash loogu tala galay horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha Soomaaliya.

african-develop-bank-jpg1Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa ansixiyay qarash loogu tala galay horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya, taas oo la sheegay in qaab shaqo lagu hirgalinaayo qasnadda kaabeyaasha Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: