Advertisements

War-murtiyeed ka soo baxay Shir-madaxeedkii IGAD oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho.

igad-jpg5Shir-madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed ay ka mid ahaayeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Duulimaayadii diyaaradaha rayidka ah oo maanta laga joojiyay inay yimaadaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.

garoonka-diyaaradaha-jpg5Duulimaayadii rayidka ahaa ayaa laga joojiyay inay maanta yimaadaan garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo lagu wado inay garoonka Aden Adde kasoo dagaan madaxda Waddamada ku bahoobay IGAD oo shirkoodii uug horreeyay maanta ku yeelanaya Muqdisho. Continue reading

Shir madaxeedkii Ururka IGAD oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho waxaana ka qeybgalaya toddobada waddan ee ururka xubnaha ka ah.

igad-jpg1Waxaa goor-dhaw Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho kasoo dagay wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Jabuuti, Kenya iyo Uganda, kuwaasoo hordhac u ah wafdiga ka qayb-galaya shirka IGAD. Continue reading

Ammaanka caasimadadalka Soomaaliya ee Muqdisho oo maanta la adkeeyay shir madaxeedka IGAD awgiis.

mudaaharaad muqdishoAmmaanka caasimadadalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa la sheegay in maanta si aad ah loo adkeeyay shir madaxeedka IGAD awgiis. Continue reading

%d bloggers like this: