Advertisements

Munaasabadda Maalinta Ciidul Adxa oo si weyn looga Ciiday Magaalada Zürich iyo guud ahaan wadanka Switzerland.

ciidaMunaasabada Ciidul Adxa, ayaa waxaa maanta oo Isniin ah kuna beegan 12ka September 2016ka, ay si isku mid loogu wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka Islammka iyo wadamada kale oo Islaamka ku yar yahayba, balse waxaa xusid mudan in gobollada dalka Soomaaliya oo idil laga dareemay mid ahaansha Diineed ee dadka Soomaaliyeed, waxayna Ciidan noqtay mid si reynreyn iyo Farxad leh loogu wada Ciiday dalka dhan oo ay ugu horreyso Caasimada Muqdisho. Continue reading

Advertisements
%d bloggers like this: