Advertisements

Maanta oo Buurta Carrafo ku sugan Malaayiin qof oo Xujaay ah oo ka kala yimaaday caalamka oo dhan.

carafaatMaanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid dacallada Adduunka. Continue reading

Advertisements

Wafdiga Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Xajka oo shalay kormeer ku tagay goobaha loo diyaariyay Xujayda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ka qeyb galaysa gudashada Xajka.

xujeyda-somalia

Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Soomaaliyeed ayaa shalay galab soo kormeeray goobaha loo diyaariyay Xujayda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ka qeybgalaysa gudashada waajibaadkooda ku aadan Xajka.  Continue reading

Dhul-gariir cabbarkiisu lagu qiyaasay 5.7 oo shalay ku dhuftay Dalka Tanzania.

dhul-gariir-jpg1Waxaa shalay ka dhacay dalka Tanzaniya dhul-geriir qasaare geystay, dhulgariirkaas oo warar dheeri ah ka soo baxayo ayaa ka soo baxaya in ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 Ruux, 100 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen. Continue reading

%d bloggers like this: