Advertisements

Afhayeenka dawlada Kenya, Eric Kiraithe oo sheegay in Madaxweyne Uhuru uu la xiriiray Madaxweynaha Somalia, si uu xayiraada uga qaado jaadka.

eric-kiraitheMadaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo faragaliyay mamnuucida diyaaradaha Kenya ee qaadka dawlada Soomaaliya ay ka mamnuucday dalkeeda. Continue reading

Advertisements

Wakiilka QM ee Somalia Micheal Keating oo shaki geliyay doorashada Somalia ee sannadkan inay ku dhacdo xilligii loo qabtay.

michael-keatingWakiilka QM ee Somalia Micheal Keating, ayaa shaki geliyay doorashada Somalia ee sannadkan inay ku dhacdo xilligii loo qabtay; isagoo Xusay in Beesha Caalamka aanay Aqbali doonin khilaaf Siyaasadeed oo sabab u noqda inay dib u dhacdo doorashada sannadkan. Continue reading

Isku dubaha arrimaha bani’aadinimada Q M u qaabilsan Somalia oo sheegay in sanduuqa Bani’aadinimada uu Soomaaliya siinayo lacag dhan 7 milyan oo doolar.

mr-peter-de-klerkIsku dubaha arrimaha bani’aadinimada Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Mr Peter de Klerk ayaa shaaciyey in sanduuqa Arrimaha bani’aadinimada ee deeqbixiyaasha kala gedisan ee Qaramada Midoobey  uu siinayo Soomaaliya lacag dhan 7 milyan oo doolar. Continue reading

%d bloggers like this: