Advertisements

Ra`iisulwasaaraha Somalia oo ku Dhawaaqay inuu u istaagay Murashaxnimada Madaxweynimada Dalka.

CCC.jpg8Ra‘iisul wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya, mudane Cumaer Cabdi rashiid Cali Sharma`arke ayaa   ku Dhawaaqay inuu u istaagay Murashaxnimada Madaxweynimada doorashada la filayo in ay Dhawaan ka dhacda dalka.

Shir Jara`id uu ku qabtay Muqdisho ayuu kaga dhawaaqay Murashaxnimadiisa.

Shirka Jara`id oo dhamaystiran Goor Dhaw ayana idin soo Gudbin doonaa Insha Alaah.

SomaliSwiss    Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: