Posted on September 17, 2016 by SomaliSwiss
Madax ka tirsan Ururka Midowga Afrika ayay  balan qaaday in ay bixin doonaan Mushaarka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.
Waxa ay sheegeen in ay ciidanka AMISOM Â la kulmayaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin dhanka mushaarka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Midowga Afrika oo ballanqaaday bixinta mushaaraadka ciidamada AMISOM.
Posted on September 16, 2016 by SomaliSwiss
Siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta tagay Magaalada Beledweyne, iyaga oo ka qeyb-gallay munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Baar Xasan Dhiif. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya iyo Siyaasiyiin kale oo maanta tagay Magaalada Beledweyne.
Posted on September 16, 2016 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhiiri-geliyey Shacabka Reer Hiiraan iyo Shabeellda Dhexe inay dhistaan maammulkooda, nabadda iyo cadaaladdana ka shaqeeyaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhiiri-geliyey Shacabka Reer Hiiraan iyo Shabeellda Dhexe inay dhistaan maammulkooda.
Posted on September 15, 2016 by SomaliSwiss
Guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya ayaa  Kulamo kala duwan is xog wareysi ah ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kulamadaas oo su’aalo lagu weydiinayey guddiga, waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, siyaasiyiin, waxgarad, haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya oo Kulamo kala duwan is-xog wareysi ah ku qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Posted on September 15, 2016 by SomaliSwiss

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminayo, ayaa gaaray maanta Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe, isagoo furay Shirka lagu dhisayo maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe oo uu Jah-wareer soo food-saaray muddooyinkii dambe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminaya Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/ Dhexe.
Posted on September 14, 2016 by SomaliSwiss
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016. Kulankaan waxaa Shir-guddoominayay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud, waxaana goobjoog ka ahaa; Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Maxamad Sheekh Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo dhamaan madaxda maamul-goboleedyada Dalka ka dhisan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War-mutiyeedkii laga soo saaray Shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka sannadkan ka dhacaya Soomaaliya.
Posted on September 14, 2016 by SomaliSwiss
Sida la wada ogsoon yahay muddo ku dhow 10 maalmood oo diyaaradaha ka soo qaadka Kenya keena Soomaaliya ay xayiraad saarneyd ayaa waxaa haatan dib loogu fasaxay in ay qaadka geeyaan dalka Soomaaliya mar kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda Soomaaliya iyo Kenya oo shalay ku heshiiyey in xayiraada laga qaado diyaaradaha Kenya jaadka keena Soomaaliya.