Advertisements

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in Taliska hay’adda NISA ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.


afhayeenka W. AmnigaCiidamada amniga ee dowladda ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaari nuuca loo yaqaan kaarib oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaasi oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo goobaha shacabka ay isugu yimaadaan.

Gaari walxaha qarxa.jpg4Xog ay heleen ciidamada amniga, ayaa suurta gelisay inay gacanta ku dhigaan gaariga oo yaala afaafka hore ee Iskuul Xaawo Taako ee degmada Xamar Weyne.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Taliska hay’adda NISA

Gaari walxaha qarxa.jpg3Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada ay ku guuleesteen fur-furidda Qarixii laga soo buuxiyay gaarigaas ,Kaa soo kooxda Argagixisadu ugu talagashay in ay wax yeelo ku gaarsiiyaan shacabka soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan .

Gaari walxaha qarxa.jpg2.pngCiidamadda Amaanka qaranka soomaaliyeed ayaa Har iyo Habeen waxay dadaal ugu jiraan ka hortaga weerarada kooxaha caadeestay daadinta dhiiga Umadda Soomaaliyeed.

 Gaari walxaha qarxa.jpg5.pngSomaliSwiss     Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: