Advertisements

Ciidanka Ilaalada dekadda Muqdisho oo qabtay Badeecado waqtigooda dhacay.

Badeecad dhacday.jpg2.jpgCiidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya qaybta ilaalada Dekada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed, taasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo la sheegay inay ku dhinteen Tirada gaartay 32 qofood.

Qarax Gaalkacayo.jpg2Waxaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo Qaraxy aad u weyn waxaana la sheegay inay ku dhinteen 32 qofood oo rayid u badnaa, tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen, sida lagu soo warramay in  qaraxaas ay dhaceen oo barqanimadii ay ahaayeen laba qarax oo is xigxiga waxayna ka dhaceen dhanka waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Continue reading

%d bloggers like this: