Advertisements

Shirweynihii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich oo la qaban doono 14ka Maars 2017ka iyo Shuruudaha doorashada……..inshaa Allaah?

Jaaliyadda  (Wargelin iyo Ogeysiin Ku socota Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich).

Guddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich, waxay Soomaalidu ku wargelinayana in qofkasta oo deggan Kanton Zürich in la qaban doono Shirweynihii Jaaliyadda 14ka Maars 2017ka, sidaas darteed qofwalba wuxuu xaq u leeyahay in la doorto ama uu wax doorto. Continue reading

Advertisements

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia oo maanta ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la dhisay.

Baarlamaanka.JPG5Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa kulan ay ku yeesheen maanta Muqdisho uga hadlay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la dhisay 20-kii bishii Ogoosto ee Sannadkii 2012-kii. Iyadoo ay maanta ku eg-tahay xilligii jiritaankiisa oo Afar sano ahayd. Continue reading

Golaha Ammaanka ee QM oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimaada doorashooyinka Somalia.

un.jpg3Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyey dib u dhaca ku yimaada Doorashooyinka Somalia, iyagoo ku boorriyay Dowladda Soomaaliya inay ku qabato Doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha xilliga cusub ee loo qabtay. Continue reading

Jeneraal Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Gobolka Virginia ee Mareykanka.

Jeneraal cali SamantarJeneraal Maxamed Cali Samatar oo xilal badan kasoo qabtay Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeriyooday gobolka Virginia ee Mareykanka. Continue reading

%d bloggers like this: