Advertisements

Guddiyada Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban heer Federaalka ah iyo heer Maamul-gobaleedyada oo Muqdisho lagu soo xiray kulan xog-wadaag ah.

DoorashoMaanta Muqdisho waxaa lagu soo gunaanaday kulan xog-wadaag ah oo socday muddo saddex maalmood ah, kaasoo u dhexeeyay Guddiga Federaalka ah ee Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiyada Maamul-gobaleedyada Waddanka ee Hirgalinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD).

doorashoKulankaas waxaa laga soo saaray War-saxaafadeedkii wuxuuna u qornaa sidatan:

Guddiga Doorashada.jpg

SomaliSwiss       Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: