Advertisements

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo soo saaray Digreetada uu ku magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed..

CCC.jpg8Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Liiska magacyada Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed, wuxuu u qornaa sidatan:

GDDG.jpgGDDG.jpg1GDDG.jpg2GDDG.jpg3GDDG.jpg4.jpgSomaliSwiss       Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: