Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta madaxtooyada Somalia kula kulmay Wafdi uu Hogaaminayay Agaasimaha guud ee Arr. Dibadda Dalka Jarmalka.

Madaxweynaha Soomaaliya JarmalkaMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta madaxtooyada Somalia ee Muqdisho kula kulmay Wafdi uu Hogaaminayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Jarmalka ugu qaabilsan Arrimaha dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya, Danjire Georg Schmidt. Continue reading

Advertisements

Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya oo sheegay inuu soo dhaweynayo Jadwalka Doorashada Sannadkan 2016-ka.

Ergeyga AU.jpg1Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay heshiiska laga garay waqtiga la qaban doono doorashada dalka xilli maalintii shalay guddiga federaalka ee hirgelinta doorashada dadban uu shaaciyay in madaxweyne cusub ay Soomaaliya loo dooran doono 30 bisha October ee sanadkan 2016. Continue reading

%d bloggers like this: