Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Casho Sharaf ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Saraakiil Somali iyo Amisom.jpg2Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Continue reading

Advertisements

Soomaaliya oo ka qayb-galayso tartanka ciyaaraha olombikada adduunka ee ka furmay magalaada Rio ee dalka Brazil.

Olobyadi.jpgWaxaa Ilaah mahaddiis ah in Wadankeena Soomaaliya oo ka soo kabanaya colaado sokeeye, ha yeeshee ka qayb-galka tartanka ciyaaraha olombikada adduunka ee ka furmay magalaada Rio ee dalka Brazil, ay Soomaalidu noqotay dalka labaad ee kooxda ugu yar ku leh tartankan caalamiga ah,haddana ay soomaalidu ku qanacsan tahay. Continue reading

%d bloggers like this: