Advertisements

Wasiirka wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo kormeeray ciidamo ka tirsan xooga dalka, oo tababar uga socday degmadaasi.

W. gaashaandhigga.jpg3Wasiirka wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini oo maalmahanba ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kormeeray ciidamo katirsan kuwa xooga dalka, oo uu tababar uga socdo xeryo ciidan oo ku yaala degmadaasi.
Continue reading

Advertisements

Wasiiru dowlaha Warfaafinta Soomaaliya oo baydhabo socdaal shaqo ku tegay

Wasiiru-dowlaha.jpg1Wasiiru dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta howlo shaqo u tegey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo uu ku booqday qaar ka midah xarunta Wasaaradda ay kaga howlgasho magaalada Baydhabo. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Somaliya oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Baladweyne1

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Somaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Continue reading

Wasiirka Isgaarsiinta Yeman, oo shaaca ka qaday in maalinta Talaadada ah ay bikaabmi doonaan Howlihiisii duulimaadka Diyaaradaha Garoonka Caalamiga ah ee Cadan.

Airport AdenWasiirka Isgaarsiinta Xukuumadda Yeman, Muraad Al-Xaalimi, ayaa shaaca ka qaday in maalinta Talaadada ah ee soo socota uu Garoonka Caalamiga ah ee Cadan uu Howlihiisii duulimaadka Diyaaradaha dib u bilaabi doono. Continue reading

%d bloggers like this: