Advertisements

Shirka Golaha wasiirada oo Maanta looga hadlay arrimo la xiriira Amniga doorashooyinka iyo heshiisyada Soomaaliya iyo shirkadaha shidaalka.

Golaha Wasiirada.jpg4Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxame Cumar Carte, shirka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin qorshaha amniga doorashooyinka, iyo heshiisyada Soomaaliya iyo shirkadaha shidaalka. Continue reading

Advertisements

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta gaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg3Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka gaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobalka Shabeelaha Hoose Halkaas oo hada ah Saldhig lagu Tababaro Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida oo maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

W. gaashaandhigga.jpg2.jpgWasiirka Gaashaandhigga Dawlada Faderaalka Soomaaliya mudane Cabdi qaadir Shiikh Cali Diini iyo Taliyaha Qaybta 21.aad Generaal Cabdi Yuusuf Faadaco iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Continue reading

Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo dalkiisa ku soo rogay Xaalad degdeg ah isagoo kulan la qaatay Golihiisa Wasiirada iyo guddiga amniga Qaranka.

Erdogan 1Madaxweynaha Turkiga   Erdogan ayaa dalkiisa ku soo rogay amar degdeg ah isagoo kulan la qaatay xubnaha Golihiisa Wasiirada iyo guddiga amniga Qaranka, sidaas waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu siiyey  raagga wararka fidiyaee uu u qabtay shir jara’id, uu kaga dhawaaqay inuu dalka geliyay Qaanuun xaalaad deg deg ah, sida uu sheegay lagu sugayo amniga dalka. Continue reading

WASIIRKA GAASHAANDHIGGA OO MUQDISHO KULAN KULA YEESHAY MAS’UUL SARE OO KA TIRSAN Q.M.

Wasiirka Gaashaandhigga.jpg1Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta ku qaabiley xafiiskiisa wafdi ballaaran oo ka socda Qaramada Midoobabey, kaas oo ay hoggaaminaysay  u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha carruurta ku dhex nool wadamada qilaafka hubeysan ka jiro Mss Leila Zerrougui.  Continue reading

%d bloggers like this: