Advertisements

Shir-madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika oo ka furmay Magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Rwanda.

KigaliMagaalada Kigali ee Caasimadda dalka Rwanda ayaa waxaa ka furmay Shir-madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika, kaas oo ay Qayb-galayaan Hoggaamiyeyaal uu ka mid yahay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.  HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dowladda Masar ku bogaadiyay taageerada iyo garab istaaga Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan iyo Siisi MasarMadaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El Sisi ayaa ku dhawaaqay in dowladdda Masar ay ka go’an tahay ka qeyb qaadashada soo celinta  xasiloonida iyo midnimada Soomaaliya, sida laga soo xigtay afhayeenka madaxtooyada Masar Calaa Yuusuf. Continue reading

WASAARADA MAALIYADDA OO NAIROBI KU QABATAY KULAN LOOGA HADLAYO MIDAYNTA DAKHLIGA DALKA

W. Maaliyadda.jpg4Wasaarada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi isugu keentay khubaro ka socota maamul goboleedyada dalka, iyadoo ujeedka kulanku uu yahay in la isla meel dhigo sidii dowladda dhexe iyo maamulada goboladu uga wada shaqayn lahaayeen midaynta canshuuraha iyo kor u qaadida dakhliga ka soo xarooda furdooyinka iyo canshuuraha bariga. Continue reading

Ururka Midowga Afrika oo Sameystay Dal ku gal ka dhaxeeya Bulshada Afrika.

Kigali.jpg4.jpgShirka madaxda Afrika ee kasoconaya caasimada Rwanda ee Kigali ayaa waxaa lagu furay xarigga ka jarida baasaboorka cusub ee qaarada. Continue reading

Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Ciidamo Cusub.jpg1Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM ee ka hawl-gala Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

%d bloggers like this: