Advertisements

Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo ciidan Kumaan-doos ah tababar ugu soo xiray magaalada Muqdisho.

CCC.jpg8Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Muqdisho, cutubyo katirsan ciidanka Kumaan-dooska Soomaaliya, gaar ahaana guutada Danab. Continue reading

Advertisements

Mareykanka oo ugu baaqay dawlada Turkiga in xaalada la dejiyo kadib isku daygii afgambigii dhicisoobay ee habeen Hore dhacday.

Xoghayaha USAMareykanka ayaa ugu baaqay dawlada Turkiga in xaalada la dejiyo kadib isku daygii habeyn hore ee afgambigii dhicisoobay. Continue reading

Dowladda Turkiga oo weerartay qeybo ka mid ah xerooyinka ciidamada dalka Turkiga ah….

afgembi Turkiga.jpg3Dowladda Turkiga ayaa weerartay qeybo ka mid ah xerooyinka ciidamada dalka Turkiga ah, kadib markii uu fashilmay afgambi qaar ka tirsan ciidamada dalkaasi ay isku dayeen.  Continue reading

%d bloggers like this: