Advertisements

Madaxweynaha Somalia oo maanta gaaray Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda, kana Qeyb-galaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg24.jpgMadaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda, halkaasoo uu kaga qeybgalayo shir-madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika. Continue reading

Advertisements

Bannaan-bax ballaaran oo looga soo Hor-jeedo Af-gambigii Dhicisoobay ee xalay ka dhacay dalka Turkiga ayaa oo maanta ka dhacay Muqdisho

Bannaanbax Muqdisho.jpg7Bannaan-bax ballaaran oo looga soo Hor-jeedo Af-gambigii Dhicisoobay ee xalay ka dhacay dalka Turkiga ayaa Maanta ka socda Muqdisho, Waxaana lagu wado inay ka Qayb-galaan mas’uuliyiin Dowladda Federaalka Soomaaliya ka tirsan. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si Kulul u cambaareeyay afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga ka dhacay.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg21Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si Kulul u cambaareeyay afgambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga ka dhacay, kaasoo ay sameeyeen cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Turkiga. Continue reading

Madaxweynaha dalka Turkiga oo ka hadlay talefishin si gaar ah loo leeyahay, sheegayna inuu weli yahay Madaxweynaha Turkiga afgambigiina uu dhicisoobay.

afgembi Turkiga.jpg5Recep Tayyip Erdogan, madaxweynaha Turkiga ayaa talefishinka kasoo muuqday kadib afgambi dhicisoobay oo dalkaa ka dhacay 24kii saac ee lasoo dhaafay gudahooda. Continue reading

Saraakiil Millateriga ah oo loo xiray Af-gambigii dhicisoobay ee dalka Turkiga ka dhacay.


afgembi Turkiga.jpg3Wararka ka soo baxaya Warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegayaa in ugu yaraan 90-qof ay ku dhinteen, illaa 1154 Ruux oo kalena ay ku dhaawacmeen Af-gambigii dhicisoobay ee xalay ka dhacay dalka Turkiga, kaasoo Qorshihiisu ahaa in xukunka looga tuuro Xukuumadda dalkaas ee uu hoggaamiyo Recep Tayyip Erdogan. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE.
Continue reading

Ra’iisal wasaaraha Turkiga oo shaaca ka qaaday in dalka intiisa badan uu kujiro gacanta dawlada oo hanatay iminka.

Binali YildirimRa’iisal wasaaraha Turkiga, Binali Yildirim ayaa shaaca ka qaaday in dalka intiisa badan uu kujiro gacanta dawlada oo hanatay iminka. Continue reading

%d bloggers like this: