Advertisements

Ciidamada Mileteriga dalka Turkiga oo shaaciyey in ay la wareegeen talada dalkooda.

Turkey.jpg1Saraakiil u hadlay Mileteriga dalka Turkiga ayaa sheegtay in ay la wareegeen talada dalka, waxayna dalka oo dhan, gaar ahaan magaalooyinka Istanbul iyo Ancara ay kusoo rogeen bandow socon doono illaa berri subax oo Sabti ah.
Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo Ciidamada Booliiska Soomaaliya ugu baaqey in ay kasbadaan kalsoonida shacabkooda

Dallacsiin Sarkaal.jpg1Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud – ayaa Ciidamada Booliiska Soomaaliya ugu baaqey in ay kasbadaan kalsoonida shacabka, siina xoojiyaan dadaalkooda ku aaddan sugidda amniga. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

%d bloggers like this: