Advertisements

Shil tareen oo ka dhacay dalka Talyaaniga.

Tereen.jpeg1War naga soo gaaray Caasimadda dalka Taliyaaniga ee Roma ayaa sheegaya in Tobad qofood ay ku dhinteen shil tareen oo ka dhacay dalka Talyaaniga.

TereenArrintan ayaa timid kaddib markii Laba tareen oo rakaab ah ay iskula dhaceen koonfurta Talyaaniga iyagoo maraya hal jid, meel u dhow magaalada Andria.

Kooxaha gurmadka deg dega ah ayaa halkaasi gaaray waxeyna durbadiiba billaabeen howlo ay ku badbaadinayaan haddii ay jiraan dad ku hoos jira burburka Tareennadaasi is herdiyay.

SomaliSwiss    Roma

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: