Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta dadweynaha kula dabaaldegay Xeebta Liido

Madaxweynaha LiidoMadaxweynaha Jamuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dabaaldagga Munaasibadda Ciidul Fitriga kala qeybqaatay boqolaal dadweyne ah oo ku damaashaadayay Xeebta Liido ee maagalada Muqdisho.

Madaxweynaha Liido.jpg1Madaxweyne Xasan Sh maxamuud, ayaa la sheekeystay dadweynaha ku sugnaa baararka laga cunteeyo ee ku teedsan Xeebta liido, isagoo ugu dambeyntii la hadlay dadwynaha ku damaashaadayay Xeebta Liido, ugana hambalyeeyay dabaaldagga munaasabadda Ciidda.

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dadweynaha ku sugnaa xeebta Liido ugu baaqay in la iscafiyo islamarkaana laga shaqeeyo horumarka iyo Midnimada dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Liido.jpg3Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kasoo kabanayo burbur iyo Colaad Sokeysa maantana uu soo gaaray meel wanaagsan oo dadlalka caalamka ay ku dhiiranayaan in ay maalgashadaan Soomaaliya kana qeybqaataan dib u dhiska iyo 

SomaliSwiss         Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: