Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta dadweynaha kula dabaaldegay Xeebta Liido

Madaxweynaha LiidoMadaxweynaha Jamuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dabaaldagga Munaasibadda Ciidul Fitriga kala qeybqaatay boqolaal dadweyne ah oo ku damaashaadayay Xeebta Liido ee maagalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya oo sheegay in xukuumaddiisu ay ka taageerayso Somalia, sidii dib loogu dhisi lahaa Awoodda ciidanka Millateriga.

Somalia ItoobiyaRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay ka taageerayso xukuumadda Somalia sidii dib loogu dhisi lahaa Awoodda ciidanka Millateriga si ay u Suuro-gasho inay sugaan Amaanka iyo degenaashaha dalkooda. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ciidamadu ku booriyey inay indhaha ku hayaan dhaqdhaqaaqa Cadawga dalka, dadka iyo diinta.

CXDS.JPG11Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Max’ed Aadan Axmed, ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda iidul- Fitriga u diray dhamaan ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed iyo xaasaskooda. Continue reading

Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo maanta sheegay in ciidamada AMISOM ay billaabi doonaan inay Somalia ka baxaan bisha Oktoobar ee Sannadka 2018-ka.

AU.gif7Midowga Afrika ayaa maanta sheegay inay Ciidankooda ku sugan Somalia ee AMISOM ay billaabayaan inay Somalia ka baxaan bisha Oktoobar ee Sannadka 2018-ka. Continue reading

%d bloggers like this: