Advertisements

Magaalooyinka Waaweyn ee Gobollada dalka Soomaaliya oo ka socda diyaar-garow xooggan oo ay shacabku ugu jiraan maalinta ciidul-Fitriga.

Ciidul-fitriga.jpgCaasimadda dalka Soomaaliya iyo Magaalooyinka Waaweyn ee Gobollada dalka ayaa waxaa ka socda diyaar-garow xooggan oo ay shacabku ugu jiraan maalinta ciidul-Fitriga, waxaana Mashquul xooggan laga dareemayaa Suuqyada Muqdisho sida Bakaaraha, Xamar-weyne iyo Suuq Bacaad. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE- Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Maamulka Puntland, oo Maanta Wareegto ku kala diray Golahii Deegaanka ee degmada Gaalkacyo.

 

GAASMadaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Wareegto ku kala diray Golahii Deegaanka ee degmada Gaalkacyo, Wxaaana loo magacaabay Gaalkcayo Duq Magacabo oo KMG ah. Continue reading

%d bloggers like this: