Advertisements

Hey’adda Nabadsugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay qabatay baabuur Waxyaabaha Qarxa iyo Hub laga soo buuxiyay..

Hub.jpg4Hey’adda Nabadsugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay Xaafadda Sey-biyaano ee Degmada Hodan ku qabtay baabuur Waxyaabaha Qarxa iyo Hub laga soo buuxiyay, kaasoo ay sheegeen in la doonayay in lagu laayo shacabka Soomaaliyeed. Continue reading

Advertisements

Dowladda Kenya oo bilowday dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab

Qaxooti.jpg4Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee gobalka waqooyi Bari Kenya. Continue reading

%d bloggers like this: