Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo maanta xuska 56 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka awgeed ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.

Ubax.jpeg4Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka awgeed ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Advertisements

Ergeyga Midowga Afrika oo sheegay in Soomaaliya ay cagta saartay Waddadii Nabadda iyo Xasiloonida

Ergeyga AUSida la wada ogsoon yahay Soomaaliya waxay Konton iyo lix sano ka hor ka heshay xornimadeeda Gumaystihii, taasi waxay ahayd xoriyad si fiican loo kasbaday ka dib awowayaashii dalka ee ay si geesinimo leh ula legdameen awoodda shisheeye waxayna taageen calanka cad iyo buluuga markii ugu horeysay taasoo tilmaaneysay xornimo. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo Xalay lagu Qabtay, Munaasabad lagu Xusayay 56-guuradii kasoo Xuriyada Midowday gobollada Koofgureed iyo Woqooyiha Somalia.

1da LuliyoMunaasabad lagu Xusayay 56-guuradii kasoo Wareegatay markii gobollada Koofgureed ee Somalia ay Xorriyadda ka qaateen gumeysigii Talyaaniga, isla markaana ay Soomaaliya Midowday, ayaa Xalay lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka Qayb-galeen Masā€™uuliyiin kala duwan oo ka Tisran Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Continue reading

%d bloggers like this: