Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta daah-furay Qorsha Qaran oo ay soo diyaarisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg23Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud – ayaa Maanta Furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka – (National Development Plan), kaasoo noqonayaa kii ugu horreeyay ee ay Somalia yeelato muddo haatan laga joogo 30 sanno. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Advertisements

War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynuhu oo lagu Cambaareeyay Weerakii argagixiso ee ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Istanbuul ee Waddanka Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg14Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cambaareeyay Weerakii argagixiso ee lala beegsaday Garoonka Diyaaradaha ATA-TURK ee Magaalada Istanbuul ee Waddanka Turkiga. Continue reading

Culumaa’udiin Soomaaliyeeed,oo maanta loo qaybiyey Deeqdaan raashinka ah oo ka timid dowladda Turkiga..

deeq raashiinDeeqdaan raashinka ah oo  ka timid dowladda Turkiga ayaa maanta wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka waxaa ay u qeybisay culumaa’udiin Soomaaliyeeed, iyagoo culumadii loo qeybiyayna ay ka mahadceliyeen. Continue reading

Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Baydhabo.

EU Ambassador Michele CervoneKu simaha Madaxweynaha dowladda goboleedka Koofur Galbeed Soomaalitya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Baydhabo waxaa uu ku qaabiley wefdi uu hogaaminayay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: