Advertisements

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza.

Aaska BurciMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa ee argagixisada ku qaadeen mid ka mid ah hoteellada magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Dibedda Mauritania iyo Danjireyaasha waddamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya.

AfurMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha waddamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya. Continue reading

Beel ka mid ah Beelaha dega Gobolka Hiiraan oo maanta Bannaanbax loogu soo horjeeday Madaxweyne ka dhigay magaalada Beledweyne.

Beledweyne (2)Beel ka mid ah Beelaha dega Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta Bannaanbax loogu soo horjeeday Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud, dibidbaxaas waxaa ka soo qeyb-galay shacab isaga yimid xaafadaha magaalada Beledweyne waxaa kaloo dibidbaxaas lagu taageeray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif. Continue reading

%d bloggers like this: