Advertisements

Magacyada odayaasha dhaqanka ee soo xuli doona Baarlamanka 10aad ee Soomaaliya

Soomaalida iyo Beesha C.jpg1Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka la qorsheynayo iney dalka ka dhacan sanadkan.

Shirka madasha wada tashiga ayaa lagu ansixiyey liiska 135 oday dhaqameed oo soo xulaya baarlamanka soo socda ee Soomaaliya,

Halkan hoose ka akhriso magacyada 135 ta oday dhaqameed
Beelaha
Beelaha.jpg1Beelaha.jpg2Beelaha.jpg3.jpgBeelaha.jpg4SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: