Advertisements

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay xuska munaasabadda 26-ka Jun oo ah 56 guuradii ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed.

Xafladda 26ka jun.jpgMunaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakisha ciidanka qalabka sida, maamulka gobolka Benaadir iyo marti sharf kale. Continue reading

Advertisements

Wasiiru-dawlihii dawlada federaalka Soomaaliya oo lagu dilay weerarkii Hoteel Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho.

Burci.jpgWasiiru-dawlihii dawlada federaalka ah ee Soomaaliya, Burci Maxamed Xamza kana tirsanaan jiray xafiiska arimaha deegaanka ee Raisul wasaaraha Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa dad gaarayaa ugu yaraan 15 qof  oo lagu dilay weerarkii shalay lagu qaaday Hoteel Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Magacyada odayaasha dhaqanka ee soo xuli doona Baarlamanka 10aad ee Soomaaliya

Soomaalida iyo Beesha C.jpg1Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo ku saabsan doorashooyinka la qorsheynayo iney dalka ka dhacan sanadkan. Continue reading

Wafdiga Soomaalilya uga qayb galaaya Shirka Caalamiga ah ee Xuquuqda Aaadanaha oo ka Warbixiyey Soomaaliya.

Ergeyga SomaliaXubnaha Wafdiga Soomaalilya ku Metelaya Shirka Caalamiga ah ee Guddiga ka shaqeynta Xuquuqda Aaadanaha Dunida ee [UPR], kaasoo ka socda Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, ayay ku soo bandhigeen Warbixinta Xuquuqul Aadanaha Somalia, 24-kii Juun oo ku beegnayd Jimcihii. Continue reading

%d bloggers like this: