Advertisements

Madaxweynaha DF oo maanta soo Gunaanaday Shirkii Madasha Doorashada ee ka Socday Baydhabo.

shirka baydhabo.jpg3Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa goor-dhaw kusoo xiray Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka ka dhici doona dalka 2016-ka, iyadoo saacadaha soo socda la shaacin doono War-murtiyeedka Shirka. Continue reading

Advertisements

War-Muriyeedkii laga soo saaray Shirkii Madasha QARAN ee ka socday magaalada Baydhabo.

shirka baydhabo.jpg1Shirkii Madasha Wada-tashiga Doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ee lagu qabtay Baydhabo ayaa waxaa laga soo saaray maanta War-murtiyeed ka kooban saddex 13-qodob oo ay isku af-garteen Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul-goboleedyada dalka.
Continue reading

Qarax Is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax.jpg5Weerar toos ah oo Qaraxyo Is-miidaamin ah maanta gellinkii dambe lagu qaaday Hoteelka Naasa Hamblood One ee Magaalada Muqdishoayaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan ay ku Geeriyoodeen 12-qof, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen. Continue reading

Dowladda Soomaaliya iyo Kenya oo dardar gelinaya dib-u-celinta qaxootiga doonaya in ay Soomaaliya ku laabtaan.

Qaxooti.jpg10.jpgDowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ku heshiiyay qorshe lagu daradar galinayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira xerada Dhabaab, ayadoo loo marayo heshiiska saddex geesoodka ah ee u dhaxeeya labada dowladood iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR. Continue reading

QODOBO HORU-DHAC AH OO LAGU HESHIIYAY SHIRKA MADASHA WADA-TASHIGA QARAN

shirka Madasha Baydhabo.JPG1Madaxda Soomaalida iyo Beesha Caalamka ee shirka uga socda magaalada Baydhabo ayaa ku heshiiyay qodobo horu dhac oo ku saabsan doorashada Soomaaliya, iyadoo lagu wado in gelinka dambe ee maanta war murtiyeed laga soo saaro shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Hoggaamiyeyaasha Soomaalida. Continue reading

Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya (NISA) oo xalay gacanta ku dhigay gaari lagu diyaarinayay walxaha Qarxa.

Gaari walxaha qarxa.jpg1Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya (NISA) ayaa xalay gacanta ku dhigay gaari Nuuca Kaarib ah oo lagu diyaarinayay walxaha Qarxa, kadib howlgallo ay ka sameeyeen qabuuraha Jeneraal Da’uud Degmada Warta Nabadda. Continue reading

MADAXWEYNAHA EQUATORIAL GUINEA OO WIILKIISA U MAGACAABAY MADAXWEYNE KUXIGEEN.

Madaxweyne iyo  wiilkiisaMadaxweynaha Equatorial Guinea Teodoro Obiang’ Nguema oo ah Madaxweynaha ugu xukunka dheer Afrika ayaa wiilkiisa oo lagu magacaabo Teodorin’ Obiang’ Mangue u magacaabay xilka Madaxweyne kuxigeenka. Continue reading

%d bloggers like this: