Advertisements

Shirkii madasha wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya oo maanta galabtii ka furmay magaalada Baydhabo.

shirka Madasha Baydhabo.JPG1Shirkii madasha wadatashiga Qaran ee Doorashada Soomaaliya ayaa galabta ka furmay Baydhabo, waxaana ka qayb-galayaan Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Duhurkii gaaray magaalada Baydhabo.

Xasan Sh. iyo Shatiif AdanMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Baydhabo oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka ka dhacaya bisha Ogoosto ee sannadkan 2016-ka. Continue reading

Ururka Midowga Afrika oo shaaciyay inuu wado qoorshe ah in Afrika ay yeelato hal baasaboor.idowga Afr

shirka midowga afrika & QMUrurka Midowga Afrika, ayaa shaaciyay inuu qorsheynayo in Afrika oo dhan ay yeelato hal baasaboor, sida Midowga Yurub oo kale, si ay bulshooyinka Afrika ay u helaan inay waddamadooda isaga tallaabaan. Continue reading

%d bloggers like this: