Advertisements

Ciidamada ammaanka soomaaliya oo soo qab-qabtay dhallinyaro dhac u geysanayey Bulshada.

Booliska Banaadir1.jpg2Ciidamada ammaanka ee dowladda soomaaliya ayaa goor sii horeysay Magaalada Muqdisho ku xiray saddex nin, oo laba ka midda ay ka tirsan yihiin Ciidanka Militariga Somaliya gaar ahaan guutadda labaad , ka dib markii lagu eedeeyay in ay dhac u gaysteen dad ku nool qeyb ahaan degmooyinka magaaladda muqdisho. Continue reading

Advertisements

Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed oo Maanta tababar muddo soconayay u soo xiray qaar ka mid ah saraakiisha booliiska.

Booliska SomaliaTaliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta tababar muddo soconayay ugu soo xiray qaar ka mid ah saraakiisha booliiska Xerada Gaadiidka. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo maanta laga Xusay maalinta Qaxootiga adduunka.

Qaxooti.jpg4Xuska maalinta Qaxootiga adduunka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda  iyo dhiira gelinta maalgashiga Soomaaliya, mas’uuliyiin ka socotay xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay  ee Soomaaliya , madax ka socotay xafiiska hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR, ururo u dhaq dhaqaaqa qaxootiga iyo barakacyaasha iyo sidoo kale wakiilo ka socday dadka reer Yemen ee qaxootga ku ah Soomaaliya. Continue reading

Hay’ada Qoxootiga ee UNHCR oo sheegtay in tirada dadka ka barakacay colaadda caalamka oo gaaray heerkii ugu Sarreysay.

UNHCR.jpg1Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qoxootiga ee UNHCR ayaa sheegaysa in tirada dadka ku barakacay colaadda caalamka ka oogan ay gaareen heerkii ugu Sarreysay inta la ogyahay Taariikhda Caalamka. Continue reading

%d bloggers like this: