Advertisements

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Baarlamanka oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

Jawaari Baydhabo.jpg1

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. Continue reading

Advertisements

Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kulamo kala duwan la yeeshay qaar ka mid ah madaxda Midowga Yurub.

Carte.jpg1.jpgR/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay oosafar shaqo ku jooga dalka Biljimka ayaa la kulmay madax kala duwan oo ka tirsan Midowga Yurub. Continue reading

War ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika oo lagu sheegay in kooxda Shabaab ay qarka u saaran tahay inay burburto.

USA & SomaliWar ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa lagu sheegay in kooxda Shabaab ay markan ku dhowdahay burbur kaddib markii ay la kulmeen dhabar jab weyn oo ku aaddan weerarrada dhanka cirka ah oo ay fuliyaan Dowladda Mareykanka. Continue reading

%d bloggers like this: