Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magacaabay Guddiga heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg14Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xeer kusoo saaray magacaabista Guddiga heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Sannadkan 2016-ka ka dhacaya dalka.

Guddigaan oo ka kooban 22-xubnood – ayaa Lix ka mid ah yihiin Haween, Waxayna kala yihiin magacyadooda;

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa
  2.  Maxamed Jaamac Mursal
  3. . Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen
  4. . Sahra Maxamed Cali Samatar
  5. . Maxamed Cabdi Xayir
  6. . Saalax Axmed Jaamac
  7. . Maxamed Keynaan
  8. . Nafiisa Geedi Santuur
  9. . Cabdiraxmaan Xabashow
  10. . Baarliin Cadami
  11. . Cabdiweli Xersi Cabdull
  12. . Saadiq Abshir Garaad
  13. . Aadam Ibraahim Aw Xers
  14. . Cabdicasiis Sheekh Xuseen
  15. . Cabdiraxmaan Aadan Sate
  16. . Maxamed Cabdi Nuur
  17. . Xuseen Qaasim Yuusuf
  18. . Cabdullaahi Salaad Yaroow
  19. . Axmed Maxamed Saciid
  20. . Fardowsa Maxamed Ducaale
  21. . Aamina Cabdullaahi Dheerow
  22. . Raaxo Maxamed Janaqow

Ugu dambeyn, Guddigan ayaa waxay hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe Hirgelin oo Faahfaahsan, Jadwalka Doorashooyinka (Kalandarka Doorashada) iyo inuu ku Dhawaaqo Taariikhda ay dhacayaan Doorashooyinka Sannadkan 2016-ka.

SomaliSwiss    Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: