Advertisements

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO ARRIMO CAAFIMAAD U AADAY JARMALKA

Madaxweynaha dowladda SoomaaliyaMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa arrimo caafimaad u aaday dalka Jarmalka, halkaasoo sanadkii hore sidan oo kale baaritaan caafimaad u tagay. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magacaabay Guddiga heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg14Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xeer kusoo saaray magacaabista Guddiga heer Federaal ee Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Sannadkan 2016-ka ka dhacaya dalka. Continue reading

GOLAHA WASIIRADDA OO MEEL MARIYAY XUBNAHA GOLAHA SAXAAFADDA QARANKA

Golaha Wasiirada.jpg10Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa kaga hadlay arrimo dhowr ah, iyadoo meel mariyay xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliya, kaasoo ay soo gudbisay Wasaaradda Warfaafinta. Continue reading

SOOMAALI KU DHIMATAY DALKA ZAMBIA KADIB MARKII AY KU NEEFQABATIMOOBEEN GAARI KONTEENAR AH.

KontenerWararka ka imanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in tiro aan la xaqiijin oo muwaadiniin Soomaali ah ay ku  dhinteen dalka Zambia kadib markii ay ku neefqabitoobeen gaari ay saarnaayeen. Continue reading

XOGHAYAHA GUUD NUSOJ OO KULA KULMAY LONDON MAS’UULIYIIN KA TIRSAN XAFIISKA ARRIMAHA DIBBADA BRITAIN

MacalimuXoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Ibraahin Nur Macalimuu oo booqasho ku jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa kula kulmay xafiiska arrimaha dibadda. Continue reading

Xildhibaanad katirsaneyd Baarlamaanka UK oo la dilay.

Jo Cox killedBooliiska Waqooyiga England ayaa sheegay in Jo Cox oo ahayd xildhibaan katirsaneyd Baarlamaanka Britain ay dhimatay, kadib markii lagu toogtay deegaankii laga soo doortay ee West Yorkshire. (SAWIRRO) Continue reading

%d bloggers like this: